Siyaasiga mucaaradka ugu wayn Benny Gantz, ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadista uu Netanyahu ku sameeyay wasiirkiisa difaac, isagoo ku sheegay waxyaabaha uu Netanyahu ku sameynayo amniga Israa’iil inay la xiriirto wax uu doonayo sidii uu xafiiska ku sii joogi lahaa.
Siyaasiga mucaaradka Benny Gantz, ayaa ah ninkii uu sida dirqiga ah uu doorashadii u dambeysay uga guuleystay Netanyahu, kaasoo la filayo haddii ay doorashada Mareykanka ku soo baxaan xisbiga dimuqraadiga inay ku taageerraan sidii uu meesha uga saari lahaa Netanyahu.