Suldaan Dhawal ayaa Musharax Cirro iyo waftigiisa uga mahadceliyey booqashada ay ugu yimadeen.
Musharax Cirro ayaa suldaanka u duceeyey alleh-na uga baryey inuu caafimaadka u siyaadiyo.
Waxaa booqashada ku wehelinaayey musharax Cirro , Musharaxiisa madaxweyne ku xigeen iyo, Gudoomiyaha xisbiga iyo masuulyiin kale