NISA Oo Shaacisay iney Xirtay in ka badan 12 kun Oo Akoon
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ayaa shaacisay iney xirtay in ka badan 12 kun oo Akoon, kuwaasoo ay Al shabaab u isticmaali jirtay faafinta wararka been-abuurka ah iyo marin-habaabinta dadka sida hadalka loo dhigay/
Akoonadan ayaa ka furnaa baraha bulshada gaar ahaan facebook, Twitter, Telegram, Tiktok iyo qaar kale sida ku xusan War saxaafadeed ka soo baxay heyadda NISA oo sidan hoose u qornaa:-