NISA Oo soo Bandhigtay Sawirka Sarkaal lagu Raad joogo February 19, 2025 Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay ku raad-joogto Sarkaal Al Shabaab u qaabilsanaa waxaa loogu yeeray baada Shacabka Gobolka Banaadir, kaasoo la saaray xannibaad dhan walba ah waxayna soo bandhigtay sawirkiisa HOOS KA DAALACO QORAALKA NISA IYO SAWIRKA SARKAALKA LA BAADI GOOBAYO.