Booliska Australia oo faah faahin ka bixiyay Wiil Soomaali ah ay toogteen
Booliska dalka Australia ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii ka dambeeyay inay toogtaan wiil Soomaali ah waxaana ay sheegeen ay toogasho ku dileen nin ka...
Turkiga Oo Yeelanaya 90% Dakhligii Shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Somaliya
Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii...
Dowlada Somaliya oo Xaqiijisay in M/Deni Uu ka Qeyb galayo Shirka Wadatashiga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb geli doono shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu qabanayo magaalada Muqdisho....
Puntland Oo Qabatay Qoysas ka tirsan Daacish Oo Baxsad ahaa
Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya,...
Mr Green Oo Sheegay In Qorshe Lagu Aqoonsanayo Somaliland ka Dambeeyen Xubno ka tirsan Xisbiga Trump
David Green oo ah khabiir faalleeya siyaasadda, ayaa sheegay in xisbiga Republican-ku ay wadaan inay xoojiyaan taageerada Somaliland. Mr Green wuxuu sheegay in xubno haldoor...
Xamaas Oo Aqbashay iney Wareejiso Maamulka Marinka Qasa.
Sarkaal sare oo Falastiini ah ayaa sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar ay soo jeediyeen Heshiis cusub oo lagu soo afjarayo dagaalka Qasa. Sida uu...