Baarlamanka Azerbaijan Oo Ansixiyey Heshiis Lala Galay Somalia
Baarlamaanka Azerbaijan (Milli Majlis) ayaa meel mariyey heshiiska iskaashiga ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan ee ku saabsan difaaca iyo warshadaha...
Madaxwayne Xasan Oo Qaabilay Gud.Xiriirka Kubadda Cagta Jabuuti ahna M.ku xigeenka CAF.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka aanu walaalaha nahay Jabuuti ahna Madaxweyne ku...
Madaxweyne Cirro Oo Daahfuray shir 9 Qodob Looga Doodayo
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb galay Furitaanka Shir-weynaha Dhaqanka Heer Qaran ee Somaliland oo lagu qabtay Huteel Mansoor, kaasi...
Madaxweyne Putin Oo Tanaasul Sameeyay kaddib Hanjabaadii Trump
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay wadahadal dhexmara dalkiisa iyo Ukraine, markii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalka billowday. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy...
Uganda Oo loo Gudbiyay Cabasho ay Qabaan Somalida kunool Dalkaasi
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa magaalada Kampala Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda...