Muuqaal dhawaan ku faafay baraha bulshada ayaa muujinaya in Iiraan ay u wareejisay tiro badan oo ah nidaamyada gantaalka dhulka laga rido ee “Khordaad-15” meelo...
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u diiday in ay dhaqaale ku bixiso Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), taasoo beddeshay hawlgalkii...
Ciidamada booliiska gobolka Banaadir, ayaa maanta xabsiga dhigay nin dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in labo mar isku diiwaangeliyay doorashada galaha deegaanka ee la filayo...