Xasan Sheekh Oo Kanpala kaga Qayb-galay Shirka Caalamiga Ee Horumarinta Beeraha Africa Ee CAADP (Sawiro)
Kampala, Jannaayo 11, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay...
Dowladda Imaaraadka Oo Mashaariic Cusub ka Hirgalineysa Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma...
Somaliland oo Qorshaynaysa In Ay La Wareegto Maamulka Hawadeeda
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay la wareegto maamulka hawadeeda, iyada oo kaashanaysa khubaro sharci oo caalami ah. Wasiirka Duulista iyo Horumarinta...