Dowladda Imaaraadka Oo Mashaariic Cusub ka Hirgalineysa Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma...