Duqa Muqdisho oo Booqday Askar Aadan Yabaal kusoo Dhaawacantay (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ,ayaa deeq daawooyin ah ku wareejiyay maamulka Isbitaalka ciidanka Xoogga, asigoona booqday dhaawacyada qaar...
Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo soo dhoweeyay aqoonsiga maamulka SSC Khaatumo
Madasha Siyaasadda Puntland (PPF), oo ah urur mideeya siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa ku baaqay in la qabto shirweyne siyaasadeed oo ballaaran, si loogu...
Maxaa ka soo Bbaxay Wareegii 2aad Wadahadalka Maraykanka & Iran?
Iran iyo Mareykanka ayaa dhammeystiray wareegii labaad ee wadahadallada aan tooska ahayn ee ku saabsan barnaamijka nukliyeerka Iran, waxaana la qorsheynayaa wareeg saddexaad oo wadahadal...
Trump Oo Iran Ugu Hanjabay Talaabo Milatari Hadii Lagu Guul-daraysto Wada-hadallada
Saraakiisha Mareykanka iyo Iiraan ayaa wada-hadallo aan toos ahayn toddobaadkii lasoo dhaafay ku yeeshay caasmadda Cumaan ee Muscat si ay u gaaraan heshiis cusub oo...