Somalia Oo ka Qeyb-qaadaneysa Dib u Dhiska Ciidanka dalka Suudaan..
Soomaaliya ayaa kaalin muuqata ka ciyaaraysa dib u dhiska ciidanka Milatariga Suudaan ee dagaalka kula jira kooxda RSF ee Imaaraadku taageero. Doorka Soomaaliya, wuxuu noqon...
“Itoobiya waxaan kula soo Heshinay in la xidho safarada Itoobiya Ee Hargeisa.”
Wasiir Ali Balcad ayaa sheegay in Dawlada Itoobiya kula soo heshiiyeen in la xidho safarada Itoobiya Ee Hargeisa lagana dhigo qunsuliyaad hoos timada safarada itoobiya...
Wadaadka Xag-jirka Ee Diinta Buddhism-ka Oo Xabsiga la Dhigay Markii Uu Islaamka aflagaaddeeyay
Wadaad xagjir ah oo u dhashay dalka Sri Lanka aadna ay isugu dhowaayeen madaxweynihii xukunka laga tuuray Gotabaya Rajapaksa, ayaa lagu xukumay sagaal bilood oo...
Maxaa ka soo kordhay Dabka ka Holcaya Los Angeles? (Sawirro)
Mareykanka, wuxuu wali la tacaalayaa dabka qabsaday magaalada Los Angeles ee gobolka California, iyadoo sare loo qaaday kooxaha dab-damiska iyo gurmadka deg deg ah, sabab...
FBI Maraykanka Oo Somaliya ka Caawinaysa Hirgalinta Nidaamkeeda Aqoonsiga Biometric
Xafiiska Dembi-baarista dalka Maraykanka (FBI), ayaa raadineya shirkado gaar ah ama hay’ado si ay gacan uga geystaan hirgelinta ama maamulidda Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated (ABIS)...