Talyaaniga Oo Laga Dalbaday in Dhisaan Dhismooyinka ay ku leeyihiin Muqdish.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya...
Somaliya iyo Masar Oo ka Wada-hadlay Xoojinta Xiriirka Labada dal.(Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay H.E. Dr. Badr Abdel Atty, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar. Kulanka...