Xasan Sheekh Oo Kanpala kaga Qayb-galay Shirka Caalamiga Ee Horumarinta Beeraha Africa Ee CAADP (Sawiro)
Kampala, Jannaayo 11, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay...
Dowladda Imaaraadka Oo Mashaariic Cusub ka Hirgalineysa Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma...
Somaliland oo Qorshaynaysa In Ay La Wareegto Maamulka Hawadeeda
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay la wareegto maamulka hawadeeda, iyada oo kaashanaysa khubaro sharci oo caalami ah. Wasiirka Duulista iyo Horumarinta...
Villa Somaliya Oo Shaacisay Socdaalo Diblumaasiyeed uu Xasan Sheekh u baxay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda si uu uga qeybgalo Shir-madaxeedka Bangiga Horumarinta Beeraha Qaaradda Afrika ee...
Xasan Sheekh Oo Lagu wado inuu Safarkii ugu Horreeyay Sanad kaddib ku tago Addis Ababa
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta u ambabaxo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu ka furmi doono wadahadallo...