Fiqi” Mucaaradka Xafiisyada Ajnabiga isku Ciriirinayaan kuna Cabaadayaan ”
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka falceliyay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay Madasha Samata-bixinta ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaa oo...
Itoobiya oo ku dhow Dhameystirka Saldhig cusub oo ciidan Badeed ah oo laga dhisayo Addis Ababa
Itoobiya ayaa dhameystir ku dhow saldhig cusub oo ciidankeeda badda ah oo laga dhisayo xaafadda Janmeda ee magaalada Addis Ababa. Inkastoo Ethiopia aysan lahayn marin...
Mucaaradka oo war cusub kasoo Saaray Gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan
Qoraal kasoo baxay Madasha Samata-bixinta, oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaarad ku ah siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa looga horyimid gogosha siyaasadeed uu fidiyay...
Dabley Hubeysan oo Lamaane Isla socday ku Dilay Gaalkacyo
Dabley hubeysan ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay lamaane wada socday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen Saciid...
Somaliland Oo Sheegtay iney Aqoonsiga kala Laabatay Somalia
Somaliland ayaa shaacisay inay aqoonsigii kala noqotay dowlada Soomaaliya hadda kadibna ay ugu yeerayso “Maamulka Soomaaliya” War saxaafaddeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland...
Israel Oo Qiratay In Askar badan oo Looga Dilay Dagaalka Gaza
Israel aya qiratay geerida Shan askari ee ku dhintay burburka dhisme ku yaalla degaanka Khan Younis ee Marinka Gaza kuwaasoo ka tirsanaa cutubka khaaska ah...
Dawlad Afrikaan ah Oo Mamnuucay Dadka Heysta Baasaboorka Mareykanka
Madaxweynaha Chad, Mahamat Idriss Déby, ayaa si degdeg ah u mamnuucay muwaadiniinta Mareykanka inay dalka Chad u safraan, isagoo sidoo kale amar ku bixiyay in...