Siyaasiyiin Puntland ah oo Magaalada Garowe uga Dhawaaqay Gole Mucaarad ah
Siyaasiyiin mucaarad ku ah Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garowe kaga dhawaaqay Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda Puntland, iyagoo u doortay guddoomiye u doortay...