Iran Oo Shuruudaha Wada-hadallada Mareykanka ku soo Dartay in la Burburiyo Nukliyeerka Israa’iil,
Iran , ayaa ku soo dartay shuruudaha wada-hadallada nukliyeerka ee ay kula jirto Mareykanka in la burburiyo nukliyeerka Israa’iil, sida uu ku warramay wargeyska New...
Ergadii Dowladda Soomaaliya oo Tahriib U Beddeshay Safarkii Geneva
Waxaa si weyn u gilgishay dowladda Federaalka Soomaaliya warbixin lagu sheegay in xubno ka tirsan ergadii rasmiga ahayd ee u ambabaxday magaalada Geneva ee dalka...
Xiisad ka Taagan Bariga dhexe & Israel Oo Qarka u Saaran Weerarka Iran
Gobalka bariga dhexe ayaa caawa illaa berri laga cabsi qabaa in ay ka dhacaan weerarro duulaan ah oo dhanka Cirka ah kaasoo u dhaxeeya Israa’iil...
Booliska Kenya Oo Dad ku Dhaawacay Xerada Qaxootiga IFO
Ugu yaraan Afar qof oo Qaxooti ah ayaa ku dhaawacmay, kadib markii ciidamada booliska oo ilaalo ka hayay xarun lagu qaybinayay gargaar ay fureen rasaas,...
Masar iyo Sucuudiga oo Ku Heshiiyey inay Dhisaan Buundo Isku Xidhi doonta Afrika iyo Aasiya
Masar iyo Sucuudiga oo Ku Heshiiyey inay dhisaan buundo $4 bilyan Oo Dollar Ku Kacaysa oo isku xidhi doonta Afrika iyo Aasiya Dowladaha Sucuudi Carabiya...
Musuq-maasuqa Villa Somaliya Iyo Wasaarada Maaliyada waa Mid Intee Le-eg.?
Faahfaahinta musuqa baaxadda leh ee ka socda Wasaaradda Maaliyadda kaga bogo warqadda hoose ee uu Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib u qoray Madaxweyne Xasan Shiikh. …...
Magaaladii Dalxiis Hoyna u ahayd Ee Los Angeles Oo Maanta Isu bedeshay Furin Dagaal.
Magaaladii caanka ahayd ee loo dalxiis tagi jiray, hoyna u ahayd dadka adduunka ugu magaca dheer – Los Angeles – ayaa maanta isu bedeshay furin...
Xamaas Oo Falka Isra’iil ku Qabsatay Doonta Madleen ku Tilmaantay Xadgudub Qaawan Oo ka Dhan ah Xeerka Caalamiga ah
Ururka Xamaas ayaa cambaareyn dusha uga tuuray falkii Israa’iil ku qoorateysatay doon ay saarnaayeen koox miigganeyaal caalami ah oo doonayey in ay gargaar bini’aadamnimo gaarsiiyaan...