Somaliya oo soo Dhoweysay Ballaanqaadyada cusub Ee Shiinaha u sameeyay iskaashiga Wadamada Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa si rasmi ah uga qayb galay Shirka heer Wasiir ee Isku-duwayaasha Hirgelinta Go’aannada FOCAC, kaas oo lagu...