Ruushka Oo Shaaciyay Inuu ka Qayb-qaadanayo Bur-burinta Nukliyeerka Iran
Ruushka ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay burburinta Uranium-ka la kobciyay ee Iran oo u suuragelinaysa inay soo saarto bambooyin nukliyeerka, tallaabadan...
Gantaalo Culus Oo lagu Garaacay Saldhigyada Ciidanka RSF Ee Sudan
Ciidamada milatariga dalka Sudan, ayaa xoojiyay weerarada dhinaca cirka ah uu ku beegsanayo saldhigyada ay leeyihiin ciidamada gurmadka degdegga ee RSF, kuwaa oo dagaallo culus...
Elon Musk Oo ka Qoomameeyay Hadalladii Uu ka sheegay Trump
Maalqabeenka Elon Musk ayaa sheegay inuu ka qoomameynayo qaar ka mid ah qoraalladii uu ka sameeyey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump intii uu socday dagaalkooda baraha...
Mucaaradka Deni Oo Laga Mamnuucay in Garowe ku Qabtaan Shirar iyo…
Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garoowe Cabdulqaadir Axmed Tuurre (Geeddi) oo maanta ka qaybgalay shirka ammaanka caasimadda ayaa si adag uga hadlay shirar siyaasadeedyo...
War-saxaafadeed Laga soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland.(Sawiro)
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Hargeysa, 11.06.2025 Fadhigii 22-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isla markaana...