Golaha Wasiirada Jubbaland Oo War kulul soo Saaray (Akhriso)
Golaha Wasiiradda Dowladda Jubaland oo Maanta kulan ka yeeshay xaalada guud ee dalka ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyey fara gelin ay ku heysoi deegaanada Jubaland....
Dagaal Weji cusub leh Oo ka Qarxay Woqooyiga Siiriya
Dagaallada u dhexeeya kooxaha ay Turkey taageerto, oo ay taageerayaan duqaymo xagga cirka ah, iyo xoogagga Kurdiyiinta ayaa 37 qof ku dilay Khamiista maanta ah...
Dabkii Los Angeles ka Qarxay Oo ka Dhigay Gaza oo kale..(Sawirro)
Dab ayaa weli ka kacaya qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California dalka Mareykanka halkaasoo in ka badan boqol kun oo qof...
Dawlada Somaliya Oo Madaxweynaha Jaamacadda Islaamka kala Hadashay Tagerada Ardayda Somalida
Safiirka Dawlada Somaliya Mudane Sheeknuur Maxamed Xasan, ayaa Dalka Bakistaan kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jaamacadda Islaamka ee Islamabad Dr. Axmed Shuja Sayed, Kulankaas oo diiradda...