In ka Badan 18 Qof Oo Dhintay Kadib Weerar Lagu Qaaday Madaxtooyada Dalka Chad
Waxa xalay abbaaro 7:45 fiidnimo weerar xooggan lagu qaaday Madaxtooyada dalka Chad ee N’Djamena, halkaas oo lagu dilay 18 kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday...
Boqollaal Gabdhaha Muslimiin Itoobiya Oo Loo Diiday inay Xijaabka Dugsiyada Ku Tagaan
Cadaadis ayaa soo foodsaaray Muslimiinta Itoobiya kadib markii Maamulka Dugsiyada magaalada Axum ee gobolka Tigray ee dalka Itoobiya uu soo rogay amar hablaha Muslimiinta ah...
Duqa Muqdisho Oo ka Dalbaday Aadan Madoobe Meelmarinta Maqaamka Caasimadda
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan is xogwarwsi xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee...
Taliyaha Ciidamada Qalabka sida Oo loo Doortay Madaxweynaha Lubnaan
Baarlamaanka Lubnaan ayaa u doortay taliyaha ciidamada qalabka sida ee Lubnaan General Joseph Aoun inuu noqdo madaxweynaha Lubnaan, kaddib in ka badan laba sanno oo...
Golaha Wasiirada wax ka beddel ku Sameeyay Xeerka Habka Ciqaabta Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyay wax ka beddel lagu sameeyay xeer ay dhawaan usoo gudbisay Wasaaradda...