Mayarka Cali-xaydh Oo ka Hadlay Hawl-gal ay ku soo Qabteen Eedeysane Dil ka Gaystay Gabilay
Maayarka degmada Calixaydh Cabdiraxmaan Xasan Cabdalla ayaa bogaadiyay hawlgal ay ciidamada amniga ee degaankaasi ku soo qabteen eedaysane loo haysto dilka marxuun Alle ha u...
Somaliya Oo Shaacisay inay u Tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka Ee Midowga Afrika
Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday inay u tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC). Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaantay...
Dawlada Afgaanistaan Oo Iran Uga Digtay Iskudayga ay ku Xirto Biyaha Wabiga Harirud
Dawladda Afgaanistaan ee ay hoggaamiyaan Taliban ayaa maanta uga digay Iran iskudayga ay ku doonayso xukuumada tehran inay ku xirto biyo xireenka Pashdan ee wabiga...
Milateriga Sudan Oo la Wareegay inta Badan Saldhigyadii RSF
Milatariga Sudan ayaa la wareegay inta badan saldhigyadii ay ku xooganeyd kooxda gurmadka deg deg ah ee ka soo horjeeda kuwaasoo magacooda loo soo gaabbiyo...
Turkiga Oo Balan-qaadyo Culus u Sameeyey Gobolka Banaadir..(Sawiro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay maanta Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş,...