Xasan Sheekh oo Baledweyne u tagaya xal u helista tabashada reer Hiiraan ka qabaan Hirshabeelle
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ugu tago magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan siduu xal ugu heli lahaa...