Trump Oo Iran Ugu Hanjabay Talaabo Milatari Hadii Lagu Guul-daraysto Wada-hadallada
Saraakiisha Mareykanka iyo Iiraan ayaa wada-hadallo aan toos ahayn toddobaadkii lasoo dhaafay ku yeeshay caasmadda Cumaan ee Muscat si ay u gaaraan heshiis cusub oo...