Maraykanka Oo Dhimaya Awoodda Safaaraddiisa Muqdisho Xidhaya-na Safaarado kale oo Badan
Dowladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay xidho ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyadood oo ay ku leedahay waddamada caalamka, sida ku xusan dhukumeentiyo ay heshay...