Wararkii ugu Dambeeyay Weerarkii Al Shabaab ku Qaadeen Aadan Yabaal
Dawladda Soomaaliya ,waxay maanta wajahday guul-darro istaraatiji ah oo ka soo gaartay dagaalka lagula jiro AS, kaddib markii kooxdan ay gudaha u gashay degmada Aadan...
Maraykanka Oo Dhimaya Awoodda Safaaraddiisa Muqdisho Xidhaya-na Safaarado kale oo Badan
Dowladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay xidho ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyadood oo ay ku leedahay waddamada caalamka, sida ku xusan dhukumeentiyo ay heshay...
Madaxweyne Deni Oo Caddeeyay Mowqifkiisa Shirka uu ku Baaqay Xasan Sheekh
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso, ayaa si rasmi ah u caddeeyay in uusan qeyb ka noqon doonin gogosha uu madaxweyne...
Xamse Barre Oo Galay Safka Diiwaangelinta Codbixiyaasha (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada Shangaani oo ay ka socoto...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Layaabay Tallaabo uu Qaaday Xamse Barre
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame , oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka kuwooda ugu afka dheer, ayaa si weyn u dhaliilay sawir uu saakay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya...
Mareykanka oo Diiday Maalgelinta Qaramada Midoobay Ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Somaliya
Mareykanka ayaa si cad u diiday inuu taageero qorshaha Qaramada Midoobay ee lagu maalgelinayo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kuwaas oo ka howlgala...
Dowlada Somaliya Oo Shirkadaha Marekanka Ee Shidaalka Ugu Baaqday iney Khaatumo ka Baaraan
Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay dalka Maraykanka Magaalada Washington Danjire Daahir Xuseen ayaa ugu baaqay shirkadaha shidaalka baadha ee Maraykanka in ay dib ugu soo...