Xubno lala Xiriiriyey Daacishta Somalia Oo Dacwad lagu Oogay
Dacwad oogayaasha Sweden ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in ay dacwad ku soo oogeen saddex qof oo la tuhunsan yahay in ay xiriir la...
Xisbullah Oo Weerarray Goobaha ay Ciidanka Israa’iil Iyo Nataniyaahu Oo Hanjabay
Ururka Xisbullah ayaa gangaallo ku weerarray goobaha ay ciidanka Israa’iil heystaan ee koonfurta Lubnaan, gaar ahaanna beeraha Shebaa, iyadoo warsaxaafadeed ay sii daysay Xisbullah lagu...
Turkiga Oo Madaxwayne Asad Ugu Baaqay Inuu Wada-hadal la Furo Mucaaridka Dagalamaya
Turkiga ayaa usoo jeediyay Bashaar Al-assad inuu wada-xaajood la furo dhaqdhaqaaqayaasha mucaaradka ee qabsaday waqooyiga iyo bartamaha Suuriya, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Turkiga , Hakan...
Mucaaradka Suuriya Oo Maanta Qabsaday Afar Saldhig Oo kuwa Cirka Iyo Difaaca Hawada
Dhaqdhaqaaqa mucaaradka Suuriya , ayaa qabsaday saldhigga nidaamka difaaca hawada ee waqooyiga magaalada Safira, iyagoo gacanta ku dhigay nidaamka difaaca S-125 iyo raadarka SNR-125. Sidoo...
Trump Oo si Adag Ugu Hanjabay Wadammo Waaweyn Ee ku Bahoobay BRICS.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku hanjabay in uu canshuur 100% ah uu ku soo rogi doono sagaalka waddan oo ku midoobay...
Trump Oo si Adag Uga Hadlay Cafiska Uu Madaxweyne Biden u Fidiyay Wiilkiisa
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa si rasmi ah cafis ugu fidiyay wiilkiisa, Hunter Biden, kaas oo lagu waday in bishan maxkamaddu xukunto. Wiilka Biden ayaa...
Axmed Madoobe Oo Isgaariinta ka jaray Degaanka Raaskamboni
Jubbaland ayaa khadka isgaarsiinta ka jartay magaalada Raaskambooni iyo nawaaxigeeda ee gobola Jubada hoose Waxaa halkaas ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor ee xoogga...