Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Iska dhex Doortay Gudoomiye iyo kuxigeen
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta waxa ay iska dhex doorteen Gudoomiye iyo Gudoomiye kuxigeen si ay u dardar geliyeen Howsha loo...