Mr Green Oo Sheegay In Qorshe Lagu Aqoonsanayo Somaliland ka Dambeeyen Xubno ka tirsan Xisbiga Trump
David Green oo ah khabiir faalleeya siyaasadda, ayaa sheegay in xisbiga Republican-ku ay wadaan inay xoojiyaan taageerada Somaliland. Mr Green wuxuu sheegay in xubno haldoor...