Madaxweyne Cirro Oo Daahfuray shir 9 Qodob Looga Doodayo
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb galay Furitaanka Shir-weynaha Dhaqanka Heer Qaran ee Somaliland oo lagu qabtay Huteel Mansoor, kaasi...