Madaxweyne Putin Oo Tanaasul Sameeyay kaddib Hanjabaadii Trump
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay wadahadal dhexmara dalkiisa iyo Ukraine, markii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalka billowday. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy...
Uganda Oo loo Gudbiyay Cabasho ay Qabaan Somalida kunool Dalkaasi
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan kula qaadatay xafiiskiisa magaalada Kampala Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda...
Dowladda Oo Axmed Madoobe ku xirtay Sharuud uu kagasoo Qeyb gali karo Shirka madasha
Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), uusan ka qeyb geli karin...