Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka oo maanta is muujiyay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha, si uu ugu kuurgalo shaqada ay...
Shirka Golaha Wasiirada Ee Caawa Oo Lagu Mamnuucay ka Ganacsiga Hubka Lagu-na Ansixiyay Heshiiskii Masar
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha....
Turkiga Oo Bilaabay Inay Ciidamadooda kusoo Daabulaan Xeebaha Somaliya
Dowladda Turkiga ayaa guda-gashay in ay ciidamadeeda ku soo daabusho xeebaha Soomaaliya, iyada oo fulineysa heshiiskii difaaca badda ee ay la saxiixatay DFS. Madaxweyne Erdogan...
Taliska Guud ee Ciidanka Poilce SSC Oo War Kasoo Saarey Geerida Dulqarneyn.
Waxaan halkan uga tacsiyeynayaa Qoyskii, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay marxuun Cabdiqani Axmed Dihaal (Dulqarneyn)oo ku geeriyooday cisbitaalka weyn ee Magaalada Laascaanood 19 July...
Xiisad Siyaasadeed Oo Caawa ka Dhex-taagan Xil. Somaliland Iyo Madaxtooyada Somaliya
Wararka ka imaanaya xarunta madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha , ayaa sheegaya in caawa halkaasi ka taagan tahay xiisad siyaadadeed oo...