Somaliland Oo Baaq ka dhan ah DFS u Dirtay Beesha Caalamka
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta maamulka Somaliland , ayaa looga hadlay hubkii dhawaan maleeshiyaad deegaanka ah kula wareegeen deegaan duleedka ka ah degmada Caabudwaaq ee...
Gabar Boqorka Dubai Dhalay Oo Shaacisay in Ninkeeda ku Furtay Instagram-ka
Gabar uu dhalay boqorka kataliya magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta , ayaa baraha bulshada ku baahisay farriin dad badan aad u hadal hayaan, kaddib...
Xukun Lagu Riday Wariye wax ka Sheegtay Dheerarka R/wasaaraha Taliyaaniga.
Suxufiyad u dhalatay dalka Talyaaniga ayaa lagu amray inay siiso ra’iisul wasaare Giorgia Meloni lacag dhan €5,000 (£4,210) oo magdhow ah, kadib qoraalo baraha bulshada...
Israa’iil Oo Faahfaahisay Weerar ay Xuutiyiinta ku Qaadeen Tel Aviv
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in khalad dhanka aadanaha ah uu horseeday in diyaaradda aan duuliyaha lahayn la ogaan waayo ka hor inta aysan ku qarxin...
Madaxwayne Ruto Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa magacaabay Gole Wasiirro oo ka kooban kow iyo toban, isaga oo soo celiyey lix kamid ah wasiirradiisii hore oo uu...