Rabshado Dad Badan ku Dhinteen oo ka Socda Dhaka (Sawiro)
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay Khamiitii shalay, kaddib marki ay isku dhaceen kumannaan arday ah oo ku hubeysnaa ulo iyo dhagxaan iyo ciidamada...
Shirkadda Microsoft oo wajaheysa Cillad dunida curyaamisay
Cilad farsamo oo ku timid mid ka mid ah server-yada CrowdStrike Cybersecurity ayaa horseeday hakad ku yimid shaqada garoomo badan, bangiyada, xarumaha warbaahinta, iyo isbitaallada...
Turkiga iyo Somaliya Oo kala Saxiixday Heshiis ku saabsan Sahminta Saliidda iyo gaaska
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iyadoo heshiiskan uu noqonayo tallaabo kale oo kor u...
Golaha Amniga Qaranka Oo Go’aano Culus ka soo Saaray Hubka la Boobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha...
Wasiir Fartaag Oo Ugaaska Marexaan kala Hadlay Hubkii Lagu Boobay Caabudwaq (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray degmada Caabudwaaq, ayaa kulamo hordhac ah la qaatay...
Xamaas Oo la soo Baxday Xeelad Cusub Oo ka Nixisay Israel
Xamaas ayaa isbedel ku sameeysay howlgalladooda ka dhanka ah ciidamada Israel ee ku sugan Gaza. Halkii ay horey hal taangi ama tiro askar ah beegsan...