Axmed Madoobe Oo kulan Xasaasi ah la Qaatay Saraakiil katirsan ATMIS (Sawirro)
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha qeybta labaad ee Ciidamada ATMIS Brigadier Seif Salim Rashid iyo masuuliyiin kale oo...