Dawlada Fadaraalka Oo Liiska Maamul-goboleedyada kusoo Dartay Maamulka SSC kHAATUMO.
Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee DFS ayaa Website keeda rasmiga ah oo ay kujireen Liiska Maamul Goboleedyada Dalka kusoo kordhisay Maamulka Khaatumo State oo...
Wiil yar Oo ku Dhintay Miino kula Qaraxday Deegan ka Tirsan Degmada Baki Ee Awdal
Wiil yar ayaa ku geeriyooday miino nooca gacanta ah oo kula qaraxday degaanka Qabuuraha ee u dhexeeyay deegaanka Qardhiile iyo Ruqi ee ka tirsan degmada...
Duqa Garawe Oo la kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah kaddib Amarkii uu soo Saaray
Duqa magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland Geedi Axmed Tuurre ayaa maanta kulan gaar ah la qaaday saraakiil Itoobiyaan ah uu horkacaya madaxa Qunsuliyada Itoobiya...