M/Putin iyo Kim Jong Un oo kala saxiixday heshiis shaki badan abuuray
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Pyongyang ee caasimadda Kuuriyada Waqooyi, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay...
RW Israa’iil, Netanyahu Oo Mar kale Eedeeyay Maamulka Biden
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Netanyahu ayaa hadal muuqaal oo barihiisa bulshada uu ku baahiyay, wuxuu mar kale eedeyay maamulka Biden. “Waxaan u sheegay Blinken inay tahay...
Mareykanka Oo ka Walaacsan Booqashada Putin ku Tagayo Pyongyang
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa la filayaa inuu maanta gaaro Kuuriyada Waqooyi, waana booqashadiisii ugu horreysay muddo 24 sanno ah, isagoo hoosta ka xarriiqay xiriirka...
Dibad baxayaal Careysan iyo Booliiska Oo Isku dhacay Magaalada Nairobi
Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha...