Dowlada Somaliya Oo Shaacisay in Farriimaha ka Imaanaya Itoobiya yihiin Riyo Maalmeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay farriimo muddooyinkii dambe kasoo yeerayay wasiirro katirsan xukuumadda Itoobiya, kuwaa oo sheegayay in Itoobiya ku saxan tahay heshiiskii...