Taliyaha Booliiska Oo Rwanda kaga Qayb-galay Qalin-jabinta Saraakiil ka Tirsan Somaliya
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed. Saraakiishaan ayaa bartay...