Madaxweyne Biden & Ddhigiisa Erdogan Oo kala Saxiixday Heshiis ku kacaya $23 Bilyan
Turkiga iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday qandaraas Ankara looga iibinayo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ka dib markii Washington ay aqbashey heshiiskan oo ku kacaya 23...
Sacuudiga Oo Xirxiray Ddad kaararka Xajka Oo Been abuur ah
Dowladda Sacuudiga ayaa xirxirtay 14 qof oo kasoo jeeda dalalka Hindiya, Masar, Pakistan, iyo Indonesia kuwaasoo loo heysto inay iibinayeen kaarar Xajka oo been abuur...
UAE iyo Iran Oo la Ogaaday in ay Qayb ka yihiin Dagaalka Sudan
Baadhitaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday cadaymo muujinaya in dhinacyada isku haya Sudan ay isticmaalayaan hub ay siiyeen Iran iyo Imaaraadka Carabta, inkastoo...
Dowladaha Somalia iyo Qatar Oo Heshiis cusub kala Saxiixday,(Sawirro)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula...
Q/Midoobay Oo ka Sigtay Halis ka Bbaxsan Ddagaalka Oo ka taagan Gaza
In ka badan 330,000 oo tan oo qashin ah ayaa ku ururay ama ku dhow meelaha ay dadku ku badan yihiin ee Gaza sida ay...