Ciidanka dowladda oo soo bandhigay Cali Dheere iyo nin kale oo la socday oo…(Sawiro)
Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan ururka 47-aad ee guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa maanta deegaanka Goof Gaduud ee gobolka Baay kusoo bandhigay nin kasoo...
Dawlada Qadar Oo Bilowday Dadaal Lagu Xalinayo Khilaafka Somalia iyo Itoobiya
Warar laga soo xigtay diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa sheegaya in Amiirka Qatar, Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani uu si kala gooni gooni...
Wasaaradda Amniga Puntland Oo Qiratay Dilka Axmed Saxane Ballanqaadna sameysay (Sawirro)
Wasaaradda Amniga maamulka Puntland ayaa qaadatay masuuliyadda dil dhawaan ciidamada ammaanka magaalada Garawe u geesteen nin shacab ah , oo la sheegay in uu ahaa...
Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Oo Dhanbaal Uu ka Siday M/Geele U Geeyay Abiy Ahmed
Saaka ayaa wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf waxa uu xafiiska uguu geeyay dhambaal uu ka siday madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Xidhiidhka noocan ahi...
Haweeneydii ugu Da’da weyneyd Oo Sannadkan Xajineysa iyo Sacuudiga Oo soo Ddhaweeyay
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo dhaweeyay qofkii ugu da’da weynaa ee sannadkan 2024 gudanaya waajibaadka Xajka, waxaana warbaahinta iyo baraha bulshada qabsatay sheekada haweeneydan...