Puntland Oo Go’aamo Culus ka soo Saartay Hubka Sharci Darada ah Iyo Cirimtirka Dacish
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka dardargelinta dhameystirka hawlgalka Ciribtirka Argagixisada...
Puntland Oo ku Eedeysay Somaliland inay 2 Doonyood Ka Afduubteen Laasqoray
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Somaliland in laba doonyood oo ay lahaayeen ganacsato reer Puntland ah ay ka afduubatay xeebaha degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag....
Xildhibano Labada Aqal ka Tirsan Oo War kasoo saaray Dhibaato Lagu Hayo Jubbaland
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku matala maamulka Jubbaland, ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray dhibaatada dowadda dhexe ay ku heyso Shacabka dagan Deegaanada Jubbaland. Warka...
Dowladda Oo War kasoo saartay Tirada Shabaabka Lagu Dilay Wargaadhi iyo Labigoley
War- saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya , ayaa lagu sheegay in 40 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay hawlgalo qorsheysan oo ka dhacay...
Madaxweyne Zelensky ka soo Horjeestay qorshaha Trump Ee Xal u Helida Dagaalka Ruushka
Madaxweynaha Ukraine , Volodymyr Zelensky wuxuu ka soo horjeestay qorshaha uu Mareykanka ugu aqoonsanayo jasiiradda Crimea ee horey uu Ruushka u qabsaday inay tahay dhul...
Puntland Oo ka Hortimid qorshe Somaliya ku Midaynayso Diiwaangelinta Barakacayaasha
Maamulka Puntland ayaa si cad uga horyimid qorshe lagu mideynayo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) ee dalka, kaddib wada-hadallo dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA)...
Somaliya oo la Wareegtay Hoggaanka Madal weyn (Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa la wareegay hoggaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika kadib qabsoomidda shirka 24-aad ee madashan oo...