Pakistan oo ah dalka kaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ee ku hubaysan hubka nukliyeerka ,ayaa sidoo kale Iran siisay ballanqaad la xiriira inay ku difaaci doonaan fadhiyada Golaha Ammaanka ee QM oo ay ku fadhiyaan kursiga aan joogtada ahayn, tana waxay ku soo aadaysa xilli ay Iran ku hajnabayso inay weerarri doonto Israa’iil si ay uga jawaabto dilka madaxii siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh ee ka dhacay Tehran.