Shacabka Pakistan ayaana si ay shucuurtooda farxadeed u muujiyaan isugu soo baxay wadooyinka magaalooyinka ugu waaweyn dalkaas, sidoo kalana waxay u mahadceliyeen ciidamadii geesiyada ahaa ee Hindida jabka soo gaarsiisay.
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan ayaana xalay sheegay in Axada “Maanta” ay ku asteysantahay maalintii Allaah loo magadcelin lahaa, maadaama dagaalka guul ka gaareen.