Puntland Oo Amar Culus ku soo Rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta February 18, 2025 Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado. Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan yahay iney xiriir la leeyihiin kooxda Daacish oo dagaal adag kula jirta ciidamada Puntland HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND