Qoraalka Wasaaradda Beeraha Puntland , ayaa lagu sheegay in ayaandarro tahay in Wasaaradda Beeraha DFS iyada oon soo warghalin ay cagafyo ugu deeqdo degmada Iskushuban, waxa ayna Puntland ku eedeysay dowladda Federaalka xadgudub iyo ku tumasho dastuurka ah.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Puntland kasoo baxay