Wasaarada maaliyada puntland ayaa sheegtay in ay kormeer shaqo ku tagtay kastamyada buurawadal iyo falaydhyaale oo ka tirsan gobolka sool ee mamulka SSC-Khaatumo.
Wasaarada maaliyada Puntland ayaa dhanka kale sheegtay inay tani tahay dadaalo lagu xoojinayo koboco dhaqaale ee dakhliga kastamyada Puntland.