DEG DEG: Alle ha u naxariisteee Cabdi Muuse Ibrahin ( A/jeex) oo xalay ay soo xidhay dawlada hoose ee Borama ayaa ku dhex dhintay saldhiga dhexe ee magalada Borama.
Maydka marxuumka ayaa hada ku jira Talagada dhakhtarka weyn ee magalada Borama, sida uu xaqiijiyay Dr Maxamuud Ismaaciil.
Ma jirto warar intaasi dhaafsan oo kasoo baxay maamulka degmada Borama iyo laamaha amaanka oo gacanta ku hayay marxuumka.