Ra’iisal Wasare kuxigeenka Oo Dalka Gambia kula Kulmay Wasiirka A.Dibada Turkiga.(Sawiro) May 4, 2024May 4, 2024 Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka dalka Mudane Salah Jama ayaa Magaalada Banjul ee dalka Gambia kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey Hakan Fidan. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo dardar gelinta iskaashiga dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Waxbarashada.