4Bal fiiri — Keir Starmer oo la wareegay xafiiska Ra’iisul wasaaraha UK, markii si aqlabiyad ah ay xisbigiisa Shaqaalaha codkooda u siiyeen dad weynaha, farriintiisa u horreysay inta uusan gudaha u gelin xafiiska 10 , wuxuu yiri ; “ Dawladda waxay u adeegi doonta adiga …. Shaqada isbeddelku waxay billaabanaysa maanta.”
Bulshada British-ka , waxay codkooda ku beddeleen xisbigii midigta ee 14-ka sanno maamullayay, taa oo ka dhigtay bulsho lumiyay saameyntooda, maanta waxay dib usoo celiyeen xisbiga shaqaalaha , halka dalalka kale ee Yurub ay jidkaa luminaya aadayaan, sida Faransiiska , Nederland iyo kuwa ay hadda waxay dooranayaan midigta!