Heemaal News Network

Ra’iisul wasaaraha Hindiya, Oo la Xiriiray Netanyahu

Ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi ayaa lagu warramayaa inuu la xiriiray Netanyahu , isagoo u sheegay sida ay waqtigan lagama maarman u tahay in laga gaaro heshiis xabbad-joojin ah dagaalka Qasa , si loo helo waddo lagu sii daayo maxaabiista, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Hindiya ayaa dhex taal u ah weerarrada iyo duqeymaha ay Israa’iil ka geysato Qasa, sababtoo ah Delhi waa maamulka soo raaca reer galbeedka ee gantaallo, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo hub kale ku taageerra Israa’iil.